Daawo Sawirada sida Quruxda badan ee Cali Guudlaawe loogu soo dhaweeyay Baladweyne

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo wafdi balaaran oo uu hogaaminayo oo maanta gaaray Magaalada Beledweyne ayaa si diiran loogu soo dhoweeyay Garoonka Diyaaradaha Ugaas Khaliif. Madaxweynaha waxaa garoonka diyaaraha kusoo dhoweeyay Madaxweyne Ku Xigeenka Dowladda Hirshabeelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar Wasiiro Xildhibaano Gudoomiyaha Gobolka iyo qeybaha kala duwan ee bulshad. Madaxweynaha ayaa … Continue reading Daawo Sawirada sida Quruxda badan ee Cali Guudlaawe loogu soo dhaweeyay Baladweyne